Amiir Alwaleed Bin Talal oo Saami ka iibsaday barta Snapchat

Taajir u dhashay Boqortooyada Sacuudiga oo lagu magacaabo Amiir Alwaleed Bin Talal  ayaa saami ka iibsaday barta muuqaalada lagu duubo sidoo kale bulshadu kuwada xariirto ee Snapchat . Amiir Alwaleed ayaa shirkada Snapchat ka iibsaday saami dhan 2.3%, waxa uuna Hantiilahan Carbeed saamigan ku iibsaday aduun lacageed oo gaaraya $250 milyan oo doolar. Maalgalintan cusub uu shirkada Snapchat ku … Continue reading Amiir Alwaleed Bin Talal oo Saami ka iibsaday barta Snapchat